Xogururinta Casharka Kadib

Waad ku mahadsantahay dhammaystirka Cutubka 2 Onlaynka ah ee I-LABS.

Waxaanu had iyo jeer raadinaynaa qaababka lagu horumarinayo cutubyadayada. Faallo celintaada waxay caawin doontaa hagista horumarka hadda iyo mustaqbalka ee cutubyada.

Su’aasha 1.

Fadlan wadaag shay aad baratay. Sideed u isticmaali doontaa aqoontaada cusub?



Su’aasha 2.


Maskaxda waa la dhisaa. Qadar wayn koboca maskaxdu waxay dhacdaa shanta sano ee u horreeya nolosha.


Fadlan qiimee ilaa heerka ay wanaagsan tahay sida fikradan muhiimka ah loogu soo bandhigay cutubkan.

Fikradani way caddayn oo way fududayd in la fahmo.

Waxaan awood u yeelan doonaa inaan u isticmaalo macluumaadkan shaqadayda.

Cutubkan waxa uu xoojiyay aqoontayda fikraddan.



Su’aasha 3.


Koboca waayo-aragnimada carruurnimada xilli hore waxay qaabaysaa koboca duleed ee maskaxda.


Fadlan qiimee ilaa heerka ay wanaagsan tahay sida fikradan muhiimka ah loogu soo bandhigay cutubkan.

Fikradani way caddayn oo way fududayd in la fahmo.

Waxaan awood u yeelan doonaa inaan u isticmaalo macluumaadkan shaqadayda.

Cutubkan waxa uu xoojiyay aqoontayda fikraddan.



Su’aasha 4.


Xoogganaanta isku-xidhyada ku samaysma maskaxda ilmuhu waxay ku xidhan tahay, ilaa xad go’an, inta jeer ee waayo-aragnimo ay heleen noloshooda.


Fadlan qiimee ilaa heerka ay wanaagsan tahay sida fikradan muhiimka ah loogu soo bandhigay cutubkan.

Fikradani way caddayn oo way fududayd in la fahmo.

Waxaan awood u yeelan doonaa inaan u isticmaalo macluumaadkan shaqadayda.

Cutubkan waxa uu xoojiyay aqoontayda fikraddan.



Su’aasha 5.


Waa maxay doorkaagu? Sax dhammaan inta ku habboon.



Su’aasha 6.


Haddii aad bixiso tababarro, ma jeclaan lahayd inaad ku darto cutubyadan barnaamijkaaga? Haddii sidaasi jirto, sharrax sida aad ugu dari lahayd ama hadda ka horba ugu dartay agabkan.



Su’aasha 7.


Intee in leeg ayaad ka shaqaysay qaybta?



Su’aasha 8.


Waa maxay heerka u sareeya ee waxbarashada aad dhammaysatay?



Su’aasha 9.


Haddii aad diyaar u tahay inaad kaqaybgasho xogururintala-socodka oo gaaban, fadlan ku bixi hoos cinwaanka iimaylkaaga.



Su’aasha 10.


Ma haysaa wax fallooyin dheeraad ah? Faallo-celintaada waxay naga caawin doontaa horumarinta cutubkan iyo cutubyada mustaqbalka.

Fadlan u qor furaha kore sida saxda ah ee ay u muuqato, kadib riix “Submit.”


Aad ayaad ugu mahadsantahay faallo celintaada!

Haddii aad jeclaan lahayd in aad hesho warsidaha saddex bilood laha ah ee Gaadhista, fadlan iimayl u soo dir ilabsout@uw.edu.



 

 

 

 


 

  • Aksoon
    soosaarka faybarka ee niyuuroon
    Dendarayt
    galinta faybariska ee niyuuroon
    Magnetoencephalography (MEG)
    farsamo sawirka maskaxda oo aan qalab u baahnayn oo loo isticmaalo in lagu go’aamiyo meelaha maskaxda firfircoon
    Niyuuroonada
    unugyadu waxay ku yaalaan maskaxda iyo jidhka oo dhan kuwaasi oo gaar u ah gudbinta farriimaha
    Qusayn geed
    habka saarista saynaabsiska saa’idka ah
    Saynaabs
    barta isku-xidhka ee niyuuroonada
    Sel bodhi
    xarunta habayta niyuuroonka
    Wakhtiga xasaasiga ah
    wakhti koboc oo maskaxdu si gaar ah diyaar ugu tahay inay barato xirfad