
Waana wax fiican inaynaan dhalan iyagoo xidhiidhyadaasi oo dhan ayna wali diyaar ahayn. Mid kasta oo inaga mid ah wuxuu u baahan yahay inuu ku dhiso maskaxdiisa, xirfadaha iyo awoodaha cayiman ee aynu isticmaali doono nolosheena oo dhan. Mid kasta oo inaga mid ah wuxuu u baahan yahay inuu ku hadlo afkiisa hooyo, si uu u dhiso xirfado gaar ah laga bilaabo ciyaarista kubadda kolayga ilaa samaynta muusiga.
Markasta oo aynu barano wax cusub, waxaynu xoojinaa, qaabaynaa, ama samaynaa isku-xidhyo cusub oo u dhexeeya maskaxdeena. Maskaxdeenu waxay ku samayn kartaa isbeddello isku-xidhyada u dhexeeya niyuuroonada nolosheena oo dhan. Saynaabisyada qaarkood waa xoogaystaan, halka isku-xidhyada aan la isticmaalin marka qaar ay yaryaraadaan ama meesha laga saaro. Qaabkan, ayey maskaxdeenu si joogto ah wax ula qabsataa – waa mid u dabacsan bey’addeena isbeddelka badan.
Inta badan ee aad isticmaasho isku-xidhyo gaar ah maskaxdaada, waa markasta oo ay sii xoogaystaan. Tusaale ahaan, inta badan ee aad dabbakhdo hadalka luuqad labaad, waa markasta oo ay kuu fududaato. Maskaxdaada dhexdeeda, shabagyo cusub oo isku-xidh ayaa si joogto ah u samaysmaya oo siina xoogaysanaya.
And it is a good thing that we aren’t born without all those connections already in place. Each of us needs to build our own brain, with the specific skills and abilities that we will use throughout our lives. We each need to learn to speak our own native language, to build unique skills from playing basketball to creating music.
Every time we learn something new, we strengthen, shape, or form new connections between neurons in our brain. Our brains can make changes to the connections between neurons throughout our lives. Some synapses are strengthened, while unused connections sometimes become smaller or are removed. This way, our brains constantly adapt – they are flexible in our ever-changing environment.
The more you use a certain set of connections in your brain, the stronger it gets. For example, the more you practice speaking a second language, the easier it gets. In your brain, new networks of connections are constantly forming and growing stronger.
-
- Aksoon
- soosaarka faybarka ee niyuuroon
- Dendarayt
- galinta faybariska ee niyuuroon
- Magnetoencephalography (MEG)
- farsamo sawirka maskaxda oo aan qalab u baahnayn oo loo isticmaalo in lagu go’aamiyo meelaha maskaxda firfircoon
- Niyuuroonada
- unugyadu waxay ku yaalaan maskaxda iyo jidhka oo dhan kuwaasi oo gaar u ah gudbinta farriimaha
- Qusayn geed
- habka saarista saynaabsiska saa’idka ah
- Saynaabs
- barta isku-xidhka ee niyuuroonada
- Sel bodhi
- xarunta habayta niyuuroonka
- Wakhtiga xasaasiga ah
- wakhti koboc oo maskaxdu si gaar ah diyaar ugu tahay inay barato xirfad