Waad ku mahadsantahay dhammaystirka Cutubka 3 Onlaynka ah ee I-LABS.

Waxaanu had iyo jeer raadinaynaa qaababka lagu horumarinayo cutubyadayada. Faallo celintaada waxay caawin doontaa hagista horumarka hadda iyo mustaqbalka ee cutubyada.
Su’aasha 2.
Diyaar-u-ahaanshaha dugsigu waxay bilaabantaa marka qofku dhasho. Waayo-aragnimada garasho iyo bulsho ee xillli hore waxay ka ciyaaraan door muhiim ah koboca carruurta ee xilliga hore.
Fadlan qiimee ilaa heerka ay wanaagsan tahay sida fikradan muhiimka ah loogu soo bandhigay cutubkan.
Su’aasha 3.
Carruurtu si gaar ah ayey ugu dhug leeyihiin dadka kale, waxay sida ugu fiican ugu bartaan macaamillada fool-ka-foolka ah.
Fadlan qiimee ilaa heerka ay wanaagsan tahay sida fikradan muhiimka ah loogu soo bandhigay cutubkan.
Su’aasha 4.
Carruurtu aad ayey bulshaawi u yihiin. Isticmaalidda jalleecada indhaha, tilmaamista, hadalka ku waajahan dhallaanka, iyo ficillada ku-talogal waxay u soo jiiri karaan dareenka carruurta bey’addooda oo ay taageeri karaan barashada.
Fadlan qiimee ilaa heerka ay wanaagsan tahay sida fikradan muhiimka ah loogu soo bandhigay cutubkan.
Su’aasha 5.
Waa maxay doorkaagu? Sax dhammaan inta ku habboon.