Riix “play” si aad u daawato fiidiyaha.
Laga soo xigtay Tronick, Als, Adamson, Wise, & Brazelton, 1978
-
- Dhibaato xallinta
- taageerada daryeele uu siiyo ilme si uu uga caawiyo kasbashada in ka badan intii uu awoodi lahaa inuu kasbado kalidii
- Hadalka dhallaanku ku waajahan
- heer cod oo gaar ah iyo qaabka hadalka la isticmaalo la hadalka carruurta yaryar. Sidoo kale waxa loo yaqaan la hadalka dhallaanka
- Ku dayasho
- u-fiirsiga iyagoo soo guurinaya habdhaqan
- Macaamillada gadaal iyo hore ama ku xidhan
- Isdhaafsiga uu daryeele jawaabihiisa ku aaddan habdhaqanka ilmaha