Heerarka Kala Duwan Ee U-Fiirsiga

Macaamillada aynu aragnay waxay ku lug leeyihiin habdhaqano kuwaasi oo dhacaya “wakhtiga la joogo.” Tusaale ahaan, hal fiidiyow, ilmaha ayaa saxiixo oo yiraahdaan “ileys” si uu u jiheeyo dareenka aabahii.

Laakiin waxa jiray arrimo “daaha dabadiisa” kuwaasi oo sidoo kale gacan ku leh macaamil kasta. Qaanqaarka iyo caruurtuba waxay la yimaadaan waayo-aragnimo hore macaamillada. Taariikhdooda ayaa u saamayn doontaa sifooyinka shakhsiga ah ee macaamilka qaabab gaar ah. Tusaale ahaan, xasuuso fiidyowga hooyada iyo ilmaheega 3 jirka ah oo dhisaya taawarka jaajuurka ah. Waxa hooyadu dhahday oo dhan intii macaamilku socday waxay ahayd, “Aynu wax dhisno.” Waxay sameeyeen macaamil gadaal iyo hore ah. Maxaad u malaynaysaa tani inay muujinayso marka la eego taariikhdooda ku ciyaarista jaajuurka si wadajir ah?

Ma ku dartay wax ah sifooyinka “daaha dabadiisa” liiskaaga u-fiirsashooyinka?

The interactions we’ve observed involve behaviors that occur “in the moment.” For example, in one video, a child signs and says “light” to direct his father’s attention to it.

But there are “behind the scenes” factors that also contribute to every interaction. Both adults and children bring prior experiences to interactions. Their history will influence the individual features of an interaction in specific ways. For example, think back to the video of the mother and her 3-year-old building the block tower. All the mother said during the entire interaction was, “Let’s build something.” Yet they engaged in a great back-and-forth interaction. What do you think this suggests about their history of playing with blocks together?

Did you include any “behind the scenes” features on your list of observations?

  • Dhibaato xallinta
    taageerada daryeele uu siiyo ilme si uu uga caawiyo kasbashada in ka badan intii uu awoodi lahaa inuu kasbado kalidii
    Hadalka dhallaanku ku waajahan
    heer cod oo gaar ah iyo qaabka hadalka la isticmaalo la hadalka carruurta yaryar. Sidoo kale waxa loo yaqaan la hadalka dhallaanka
    Ku dayasho
    u-fiirsiga iyagoo soo guurinaya habdhaqan
    Macaamillada gadaal iyo hore ama ku xidhan
    Isdhaafsiga uu daryeele jawaabihiisa ku aaddan habdhaqanka ilmaha