Caruurtu Waxay Ku Bartaan Macaamillada Gadaal Iyo Hore

Sifo kale oo muhiim ah ee macaamillo tayo sare leh waa macaamilka gadaal iyo hore ee u dhexeeya qaangaarka iyo ilmaha. Tan sidoo kale waxa loo yaqaan ku-talogal. Macaamillada gadaal iyo hore, daryeeluhu wuxuu qorsheeyaa jawaabihiisa ku aaddan habdhaqanka ilmaha. Tusaale ahana, haddii ilmoe ku hadaaqo tooy, daryeelihiisu wuxuu kaga jawaabi karaa isagoo siinaya summad u taagan tooy. Jawaabtaas ku-talogalka ah waxay bartaa ilmaha luuqad oo sida dhabta ahna waxay ka caawisaa isku-xidhka maskaxda ilmaha.

Is dhexgalka gadaal iyo hore wuxuu noqon karaa hadal, sida fiidiyaha ku jirta ee macalinka iyo carruurta ay ku ciyaaraan khudrada iska yeelka. Sidoo kale waxay noqon karaan qaar aan hadal ahayn, fiidyowga hooyada iyo gabadheeda ay dhisayaan taawar jaajuur ah.

Bogga xiga, daawo fiidiyowga hooyada iyo wiilka inta lagu jiro isdhaxgalka buug aqriska.

Another key feature of high quality interactions is back-and-forth interaction between adult and child. This is also called contingency. In back-and-forth interactions, the caregiver times her responses to a child’s behavior. For example, if a child babbles at a toy, her caregiver could respond by providing a label for the toy. That contingent response teaches the child language and actually helps wire the child’s brain.

Back-and-forth interactions can be verbal, like in the video of the teacher and child playing with the pretend fruit. They can also be nonverbal, like in the video of the mother and daughter building a block tower.

On the next page, watch the video of a mother and son during a book reading interaction.

  • Dhibaato xallinta
    taageerada daryeele uu siiyo ilme si uu uga caawiyo kasbashada in ka badan intii uu awoodi lahaa inuu kasbado kalidii
    Hadalka dhallaanku ku waajahan
    heer cod oo gaar ah iyo qaabka hadalka la isticmaalo la hadalka carruurta yaryar. Sidoo kale waxa loo yaqaan la hadalka dhallaanka
    Ku dayasho
    u-fiirsiga iyagoo soo guurinaya habdhaqan
    Macaamillada gadaal iyo hore ama ku xidhan
    Isdhaafsiga uu daryeele jawaabihiisa ku aaddan habdhaqanka ilmaha