Sheekaysiga Fiidyowga

Ilaha warbaahinta soojireenka ah ma saamaxaan macaamillo toos ah. Fiidyowyadu ma siiyaan jawaab toos ah tilmaamaha caruurta. Laakiin horumarka teknoolajiga ayaa abuuray fursado macaamillo waxtar leh. Hal tusaale waa barnaamijyada sheekaysiga fiidyowga.

Sheekaysiga fiidyowga, caruurtu kaliya ma daawanayaan shaashadda. Waxay noqon karaan kaqaybqaatayaal firfircoon wada-sheekaysiga. Qoysas badan waxay isticmaalaan sheekaysiga fiidyowga si ay ula xidhiidhaan saaxiibada ama xubnaha qoyska ee ka fog.

Oo cilmibaadhis ayaa soojeediysay caruurtu inay ku bartaan noocan isgaadhsiinta ah. Socod-baradyada qiyaastii laba jirka ah waxay ka baran karaan erayo cusub macaamil sheekaysi fiidyow tabta ay uga bartaan macaamilka bulsho ee tooska ah. Hase yeeshee, socod-baradyadu kama bartaan luuqadda daawada fiidyowga soojireenka ah.

Haddii ay tahay mid toos ah ama sheekaysi fiidyow, caruurta yaryar waxay dareen u leeyihiin waxa ka dhacaya agagaarkooda. Waxay ogsoon yihiin nooca hadalka ayn isticmaalno, halka aynu eegayno, waxa ficilladeenu yihiin, iyo haddii aynu u jawaabno habdhaqankooda. Marka carruurtu koraanba, waalidiinta soojeedaa waxay barbaarin karaan barashada iyagoo adeeganaya macaamillada maalinkasta.

Qaybta xigta ee casharkan, waxaynu ka hadli doonaa qaar kamid ah sifooyinka gaarka ah ee macaamillada fool-ka-foolka ah kuwaasi oo ka dhiga wax aad u muhiim ah barashada carruurta.

Traditional media sources don’t allow for live interaction. Videos do not provide a direct response to children’s cues. But advances in technology have created opportunities for responsive interactions. One example is video chat programs.

Through video chat, children are not just watching the screen. They can be active participants in a conversation. Many families use video chats to communicate with far-away friends or family members.

And research suggests children learn from this type of communication. Toddlers around two years old can learn new words from a video chat interaction just as well as they do from a live social interaction. However, toddlers do not learn language from watching a traditional video.

Whether it’s in person or on video chat, young children are attuned to what’s going on around them. They notice the type of speech we use, where we are looking, what our actions are, and whether we respond to their behaviors. As children grow, responsive adults can nurture learning through everyday interactions.

In the next part of this module, we will discuss some specific features of face-to-face interactions that make them so important for children’s learning.

  • Dhibaato xallinta
    taageerada daryeele uu siiyo ilme si uu uga caawiyo kasbashada in ka badan intii uu awoodi lahaa inuu kasbado kalidii
    Hadalka dhallaanku ku waajahan
    heer cod oo gaar ah iyo qaabka hadalka la isticmaalo la hadalka carruurta yaryar. Sidoo kale waxa loo yaqaan la hadalka dhallaanka
    Ku dayasho
    u-fiirsiga iyagoo soo guurinaya habdhaqan
    Macaamillada gadaal iyo hore ama ku xidhan
    Isdhaafsiga uu daryeele jawaabihiisa ku aaddan habdhaqanka ilmaha