Marka la gaadho Maalinta 2000aad

Aynu u degdegno maalinta 2,000aad ee nolosha Fatima. Tani waa marka qiyaastii ay gali doonto Dugsiga Barbaarinta. Waa maxay qaar kamid ah xirfadaha Fatima u baahan doontaa si ay diyaar ugu noqoto dugsiga?

Diyaar-u-ahaanshaha dugsigu way dhaafsan tahay ogaanshaha midabyada iyo alifbeetada.. Waxa kamid ah xirfadaha maskaxeed sida dhibaato-xallinta iyo xakamaynta garaaca wadnaha. Sidoo kale waxa kamid ah xirfadaha bulsheed sida baraarugsanaanta niyadeed iyo dhisidda xidhiidhka. Fatima waxay u baahan inay barato sida loo kaayeysto, caawimo loo raadsado, loona gudbiyo dareenkaaga. Waxay yeelan doontaa xirfadahan muhiimka ah inta ay dabbakhayso inta ay kujirto sannaddada hore ee nolosheeda.

Saynisku wuxuu inoo sheegay in dhabbaha ilmaha ee aadaysa diyaar-u-ahaanshaha dugsigu u bilaabanto si fiican kahor maalinta 2,000aad ee noloshiisa. Waxay bilaabantaa marka uu dhasho. Xirfadaha ilmaha iyo xidhiidhadiisu waxay ku xidhan yihiin gashiga uu ka helo bey’adda. Marka aynu fahamno in ay waxbarasho caafimaad leh bilaabato waqtiga ilmuhu dhashaan, waxaynu hubsan karnaa in caruur badani helaan fursadahaan oo kale.

Let’s fast forward to Fatima’s 2,000th day of life. This is about the time she will be entering Kindergarten. What are some of the skills Fatima will need to be ready for school?

School readiness goes beyond knowing colors and the alphabet. It includes mental skills like problem-solving and impulse control. It also includes social skills like emotional awareness and relationship-building. Fatima will need to learn how to take turns, seek help, and communicate her emotions. She will develop these important skills as she practices them over her early years.

Science tells us that a child’s path towards school readiness begins well before the 2,000th day of life. It begins at birth. A child’s skills and relationships depend on the input she receives from the environment. When we understand how the elements of a healthy path to learning begin at birth, we can make sure that more children experience more of these elements.

  • Dhibaato xallinta
    taageerada daryeele uu siiyo ilme si uu uga caawiyo kasbashada in ka badan intii uu awoodi lahaa inuu kasbado kalidii
    Hadalka dhallaanku ku waajahan
    heer cod oo gaar ah iyo qaabka hadalka la isticmaalo la hadalka carruurta yaryar. Sidoo kale waxa loo yaqaan la hadalka dhallaanka
    Ku dayasho
    u-fiirsiga iyagoo soo guurinaya habdhaqan
    Macaamillada gadaal iyo hore ama ku xidhan
    Isdhaafsiga uu daryeele jawaabihiisa ku aaddan habdhaqanka ilmaha