
Waxaanu u abuurnay casharradan saddex hadaf:
Ugu horrayn, waxaanu rabnaa isticmaalayaashu inay bartaan sida waayo-aragnimada maalin kasta u saamayso koboca ilmaha.
Marka labaad, waxaanu sharxi doonaa fikradaha muhiimka ah ee isticmaalayaashu ay ku biirin karaan shaqadooda caruurta iyo qoysaska.
Marka saddexaad, waxaanu rajaynaynaa inaanu bilawno wada-hadal kusaabsan sida loo horumarin lahaa macaamilada lala leeyahay caruurta yaryar.
Waxaanu filaynaa casharradan inay noqdaan dheeraad, laakiin ayna galin booska tabobarka koboca ilmaha ee kale.