Himilooyinka

I-LABS wuxuu leeyahay laba himilo oo waawayn. Kan koowaad waa cilmibaadhis. Waxaanu ku talogalnay inaanu hoggaamino daahfuryo cilmiyeed oo cusub oo kusaabsan sida caruurtu wax u barato una korto. Himilada kale waa gaadhis. Himiladeena kalana waa in aan balaarinaa xiriirkeena guud. Waxeynu awdeynaa farqiga/daldaloolka u dhexeeya baaritaanka sayniska iyo walxaha dabiiciga ah lana wadaagidoonaa walxihii ugu danbeeyay ee sayniska kuwa talaabo qaadi kara (dadka isbedelka sameynkara). Cilmibaadhista koboca ilmuhu waxay noqon kartaa qalab awood badan oo ay adeegsadaan dadka caruurta la shaqeeya maalin kasta.Gudiga xiriirka guud ayaa wargalinaya bulshada aan qibrada u laheyn cilmiga sayniska.