Isku-Xidhka Sayniska iyo Dabbakhaadda

Waxaanu rumaysannahay cilmibaadhista I-LABS inay hoggaamin karto isbeddelo wax ku ool ahoo loogu talogalay caruurta meel kastaoo ay joogaan. Si loo gaadho arin kan, Hayaddu waxay abuurtay qaybta wargalinta iyo waax Waxbarasho. Kooxda Gaadhistu Gudiga wargalinta waxuu isku xirayaa cilmiga sayniska iyo abuurka waxbarashada maalin walba. Waxaanu la wadaagnaa sayniska kuwa tallaabo ka qaadi karo cilmibaadhisteena. Saaxiibadayadu Dan wadaagayaasheena waxay isticmaalaan cilmibaadhisteena si ay u abuuraan xog ku saleysan dhaqanka sharciga barnaamijkeena. Daryeelayaashu waxay isticmaali karaan cilmibaadhistayada si ay go’aano uga qaataan caruurta daryeelkooda kujirta. Anagoo adeegsanayna cilmibaadhis iyo wargalin gaadhis, waxaanu rajaynaynaa inaanu u abuurno adduun wanaagsan carruurta oo dhan.