- 
													
- Dhibaato xallinta
 - taageerada daryeele uu siiyo ilme si uu uga caawiyo kasbashada in ka badan intii uu awoodi lahaa inuu kasbado kalidii
 - Hadalka dhallaanku ku waajahan
 - heer cod oo gaar ah iyo qaabka hadalka la isticmaalo la hadalka carruurta yaryar. Sidoo kale waxa loo yaqaan la hadalka dhallaanka
 - Ku dayasho
 - u-fiirsiga iyagoo soo guurinaya habdhaqan
 - Macaamillada gadaal iyo hore ama ku xidhan
 - Isdhaafsiga uu daryeele jawaabihiisa ku aaddan habdhaqanka ilmaha