Waad ku mahadsantahay dhammaystirka Cutubka 3 Onlaynka ah ee I-LABS.

Waxaanu had iyo jeer raadinaynaa qaababka lagu horumarinayo cutubyadayada. Faallo celintaada waxay caawin doontaa hagista horumarka hadda iyo mustaqbalka ee cutubyada.
Su’aasha 4.
Carruurtu aad ayey bulshaawi u yihiin. Isticmaalidda jalleecada indhaha, tilmaamista, hadalka ku waajahan dhallaanka, iyo ficillada ku-talogal waxay u soo jiiri karaan dareenka carruurta bey’addooda oo ay taageeri karaan barashada.
Fadlan qiimee ilaa heerka ay wanaagsan tahay sida fikradan muhiimka ah loogu soo bandhigay cutubkan.