Maktabada Ilaha Macluumaadka iyo Tababarka ee I-LABS

Ma doonaysaa inaad ogaato wax badan oo ku saabsan cilmiga koritaanka maskaxda caruurta? Xiiso makuu hayaa inaad ogaato wax ku saabsan xaalada maskaxda ilmaheena ugu yaryar ee waxbaranaya?

Dhex gal maktabadeena oo ay ku jiraan ilo macluumaad oo bilaash ah taasoo aad ka heli karto mawduucyo laga bilaabo koritaanka maskaxda illaa xiriirada. Halkan hoose ka raadi qeybaheena macluumaadka iyo ilaha macluumaadka ee kale si aad kor ugu qaado fahankaaga ama aad u taageerto barashada dadka kale.