Mahadnaqyada

Waa Maxay Sababta 2000 ee Maalmood ee ugu Horreeya ay muhiim u tahay: Fiirin Gudaha Maskaxda

Saaxiibada

boeing_rgbblue_standard voice-of-tomorrow_white-space

Gacan-ka-gaystayaasha

  • Amelia Bachleda, PhD
  • Naja Ferjan Ramirez, PhD
  • Jane Hu, PhD
  • Lindsay Klarman, MNPL, NIC-A
  • Jennifer Larson, PhD
  • Sarah Roseberry Lytle, PhD
  • Lilian Shafer
  • Elizabeth Zack, PhD
  • Patricia K. Kuhl, PhD
  • Andrew N. Meltzoff, PhD
  • Aksoon
    soosaarka faybarka ee niyuuroon
    Dendarayt
    galinta faybariska ee niyuuroon
    Magnetoencephalography (MEG)
    farsamo sawirka maskaxda oo aan qalab u baahnayn oo loo isticmaalo in lagu go’aamiyo meelaha maskaxda firfircoon
    Niyuuroonada
    unugyadu waxay ku yaalaan maskaxda iyo jidhka oo dhan kuwaasi oo gaar u ah gudbinta farriimaha
    Qusayn geed
    habka saarista saynaabsiska saa’idka ah
    Saynaabs
    barta isku-xidhka ee niyuuroonada
    Sel bodhi
    xarunta habayta niyuuroonka
    Wakhtiga xasaasiga ah
    wakhti koboc oo maskaxdu si gaar ah diyaar ugu tahay inay barato xirfad