Hoggaaminta I-LABS

I-LABS waxa wada agaasimay Dr. Patricia Kuhl iyo Dr. Andrew Meltzoff.

Dr. Kuhl waa khabiir luuqadda xilliga hore iyo koboca maskaxda. Cilmibaadhisteedu waxey muujineysaa sida waayo-aragnimada xilliga hore ee carruurta ay luuqaddu u beddesho maskaxdooda. Shaqadaan waxay ku leedahay saamayn wayn koboca, waxbarashada, iyo niyoorosayniska (Waayarada maskaxda) carruurta.

Dr. Meltzoff waa khabiir adduunka oo dhan laga yaqaan oo qaabilsan koboca dhallaanka iyo carruurta. Cilmibaadhistiisa kusaabsan ku-dayashada dhallaanku waxay beddeshay fahamkeena koboca garashada, bulshada, iyo kuritaanka maskaxda. Cilmibaadhistaan waxay caawisay qaabaynta siyaasadda iyo dabbakhaadda.

I-LABS is co-directed by Dr. Patricia Kuhl and Dr. Andrew Meltzoff.

Dr. Kuhl is an expert in early language and brain development. Her research shows how children’s early experiences with language alters their brains. This work has major implications for child development, education, and neuroscience.

Dr. Meltzoff is a world-renowned expert on infant and child development. His research on infant imitation has changed our understanding of cognitive, social, and brain development. This research has helped shape policy and practice.