Xogururinta Casharka Kadib

Waad ku mahadsantahay dhammaystirka Cutubka 3 Onlaynka ah ee I-LABS.

Waxaanu had iyo jeer raadinaynaa qaababka lagu horumarinayo cutubyadayada. Faallo celintaada waxay caawin doontaa hagista horumarka hadda iyo mustaqbalka ee cutubyada.

Su’aasha 1.

Fadlan wadaag shay aad baratay. Sideed u isticmaali doontaa aqoontaada cusub?



Su’aasha 2.


Diyaar-u-ahaanshaha dugsigu waxay bilaabantaa marka qofku dhasho. Waayo-aragnimada garasho iyo bulsho ee xillli hore waxay ka ciyaaraan door muhiim ah koboca carruurta ee xilliga hore.


Fadlan qiimee ilaa heerka ay wanaagsan tahay sida fikradan muhiimka ah loogu soo bandhigay cutubkan.

Fikradani way caddayn oo way fududayd in la fahmo.

Waxaan awood u yeelan doonaa inaan u isticmaalo macluumaadkan shaqadayda.

Cutubkan waxa uu xoojiyay aqoontayda fikraddan.



Su’aasha 3.


Carruurtu si gaar ah ayey ugu dhug leeyihiin dadka kale, waxay sida ugu fiican ugu bartaan macaamillada fool-ka-foolka ah.


Fadlan qiimee ilaa heerka ay wanaagsan tahay sida fikradan muhiimka ah loogu soo bandhigay cutubkan.

Fikradani way caddayn oo way fududayd in la fahmo.

Waxaan awood u yeelan doonaa inaan u isticmaalo macluumaadkan shaqadayda.

Cutubkan waxa uu xoojiyay aqoontayda fikraddan.



Su’aasha 4.


Carruurtu aad ayey bulshaawi u yihiin. Isticmaalidda jalleecada indhaha, tilmaamista, hadalka ku waajahan dhallaanka, iyo ficillada ku-talogal waxay u soo jiiri karaan dareenka carruurta bey’addooda oo ay taageeri karaan barashada.


Fadlan qiimee ilaa heerka ay wanaagsan tahay sida fikradan muhiimka ah loogu soo bandhigay cutubkan.

Fikradani way caddayn oo way fududayd in la fahmo.

Waxaan awood u yeelan doonaa inaan u isticmaalo macluumaadkan shaqadayda.

Cutubkan waxa uu xoojiyay aqoontayda fikraddan.



Su’aasha 5.


Waa maxay doorkaagu? Sax dhammaan inta ku habboon.



Su’aasha 6.


Haddii aad bixiso tababarro, ma jeclaan lahayd inaad ku darto cutubyadan barnaamijkaaga? Haddii sidaasi jirto, sharrax sida aad ugu dari lahayd ama hadda ka horba ugu dartay agabkan.



Su’aasha 7.


Intee in leeg ayaad ka shaqaysay qaybta?



Su’aasha 8.


Waa maxay heerka u sareeya ee waxbarashada aad dhammaysatay?



Su’aasha 9.


Haddii aad diyaar u tahay inaad kaqaybgasho xogururintala-socodka oo gaaban, fadlan ku bixi hoos cinwaanka iimaylkaaga.



Su’aasha 10.


Ma haysaa wax fallooyin dheeraad ah? Faallo-celintaada waxay naga caawin doontaa horumarinta cutubkan iyo cutubyada mustaqbalka.

Fadlan u qor furaha kore sida saxda ah ee ay u muuqato, kadib riix “Submit.”


Aad ayaad ugu mahadsantahay faallo celintaada!

Haddii aad jeclaan lahayd in aad hesho warsidaha saddex bilood laha ah ee Gaadhista, fadlan iimayl u soo dir ilabsout@uw.edu.



 

 

 

 


 

  • Dhibaato xallinta
    taageerada daryeele uu siiyo ilme si uu uga caawiyo kasbashada in ka badan intii uu awoodi lahaa inuu kasbado kalidii
    Hadalka dhallaanku ku waajahan
    heer cod oo gaar ah iyo qaabka hadalka la isticmaalo la hadalka carruurta yaryar. Sidoo kale waxa loo yaqaan la hadalka dhallaanka
    Ku dayasho
    u-fiirsiga iyagoo soo guurinaya habdhaqan
    Macaamillada gadaal iyo hore ama ku xidhan
    Isdhaafsiga uu daryeele jawaabihiisa ku aaddan habdhaqanka ilmaha