Maxaa Kujira Macaamilka?

Waa maxay dhinacyada macaamillada fool-ka-foolka ah ka caawiyaan caruurta yaryar inay bartaan? Si aan tan uga jawaabno, waxa khasab inagu ah inaynu ku hanwaynaano u-fiirsiga macaamillada maalin kasta.

Bogga xiga, waxaa jira shan fiidiyow gaaban oo is dhexgalka u dhexeeya daryeel bixiyayaasha iyo carruurta ku hadleysa luuqado kala duwan. Mid kasta oo ka mid ah fiidyowyadan, waxaad arki doontaa muuqaalada qaar laga helay macaamillada tayada sare.

Inta aad daawanayso fiidyow kasta, qor waxa aad aragto. Ma jiraan sifooyin bey’ad oo ay dhici karto inay taageerto barashada carruurta? Waxaa jira muuqaalo la cabbiri karo, sida inta jeer ee qofka qaanqaarku uu tilmaamay wax? Ka waran muuqaalada kuwaasi oo kaliya la sharxi karo, sida diiranaanta codka waalidka?

What features of face-to-face interactions help young children learn? To answer this, we must become keen observers of everyday interactions.

On the next page, there are five short clips of interactions between caregivers and children speaking in different languages. In each of these videos, you will see some features found in high quality interactions.

As you watch each video, write down what you observe. Are there aspects of the environment that might support children’s learning? Are there features that can be measured, like the number of times an adult points at something? What about features that can only be described, like the warmth in a parent’s voice?

Keep these interactions in mind. We’ll revisit these video clips later in the module.

  • Dhibaato xallinta
    taageerada daryeele uu siiyo ilme si uu uga caawiyo kasbashada in ka badan intii uu awoodi lahaa inuu kasbado kalidii
    Hadalka dhallaanku ku waajahan
    heer cod oo gaar ah iyo qaabka hadalka la isticmaalo la hadalka carruurta yaryar. Sidoo kale waxa loo yaqaan la hadalka dhallaanka
    Ku dayasho
    u-fiirsiga iyagoo soo guurinaya habdhaqan
    Macaamillada gadaal iyo hore ama ku xidhan
    Isdhaafsiga uu daryeele jawaabihiisa ku aaddan habdhaqanka ilmaha