Ku Barashada Taageerid

Sida sakhaaladaha meesha dhismuhu ka socdaa u taageeraan dhismaha socda, ayaa taageeridda caruurtuna ay tahay farsamo qaangaarku uu isticmaali karo si uu u taageero barashada ilmaha. Taageeradu waxay ka caawisaa caruurta inay habeeyaan macluumaadka oo barodhaafiyaan waxa ay awoodayeen inay gaadhaan si gaarkooda ah. Marka ilmuhu uu helo xirfado iyo waayo-aragnimo badan, daryeeluhu wuxuu siin karaa taageero yar ama taageeradiisa ayuu nidaamin karaa si uu uga caawiyo ilmaha inuu kasbado habdhaqan sarreeya. Tani waxay kaalmaysaa habka barashada ilmaha.

Ma u malaynaysaa hooyada iyo ilmaha fiidyowga kujiraa inay akhriyeen buuggan si wadajir ah kahor? Xaqiiqdii way wada akhriyeen. Ka waran waxa macaamilkoodu sheegayo? U fiirso sida hooyadu u joojisay si ay u siiso wiilkeeda fursad uu ku buuxiyo qaybo kamid ah sheekada. Haddii markani yahay kii u horreeyey ee ay buuggan wadajir u akhriyaan, waxa dhici karaysay inayna joojiseen, sababtoo ah ilmuhu ma garanayo waxa la filayo! Laakiin maadaama ilmuhu hore u maqlay sheekada, hooyadii waxay ku martiqaadday inuu kaqaybqaato.

Hooyadu sidoo kale waxay barodhaafisay sheekada. Waxay waydiisaa wiilkeeda xarfaha ku yaala bogga. Marka aanu garanayn jawaabta, waxay siisaa taageero dheeraad ah iyadoo boorinaysa. Ilmaha markaa wuxuu awoodi inuu sameeyo isku-xidka noloshiisa, isagoo dhahaya, “G waxay u taagan tahay Grampy.” Hooyadan waxay u rogtay akhriska buuga waayo-aragnimo taageero oo qani ah.

Just like scaffolding on a construction site supports a building under construction, scaffolding with children is a technique adults can use to support children’s learning. Scaffolding helps children process information and go beyond what they would be able to accomplish on their own. As a child gains more skills and experience, a caregiver can provide less support or adjust her scaffolding to help the child achieve a more advanced behavior. This aids in the child’s learning process.

Do you think the mother and child in the video clip have read this book together before? In fact they have. What about their interaction suggests that? Notice how the mother pauses to give her son a chance to fill in parts of the story. If this was the first time they read this book together, she probably would not pause, because the child wouldn’t know what to expect! But because the child has heard the story before, his mother invites him to participate.

The mother also goes beyond the story. She asks her son what letter is on the page. When he doesn’t know the answer, she provides more scaffolding by prompting him. The child is then able to make the connection to his life, saying, “G is for Grampy.” This mother turned book reading into a rich scaffolding experience.

  • Dhibaato xallinta
    taageerada daryeele uu siiyo ilme si uu uga caawiyo kasbashada in ka badan intii uu awoodi lahaa inuu kasbado kalidii
    Hadalka dhallaanku ku waajahan
    heer cod oo gaar ah iyo qaabka hadalka la isticmaalo la hadalka carruurta yaryar. Sidoo kale waxa loo yaqaan la hadalka dhallaanka
    Ku dayasho
    u-fiirsiga iyagoo soo guurinaya habdhaqan
    Macaamillada gadaal iyo hore ama ku xidhan
    Isdhaafsiga uu daryeele jawaabihiisa ku aaddan habdhaqanka ilmaha