Ka Soo Bilaw Waayo-Aragnimada Hore Ilaa Diyaar-U-Ahaanshaha Dugsiga

Casharkan, waxaynu baranay in wakhtiyada maalinkasta ay wax ku kordhaan barashada carruurta. Sida Fatima oo kale, xirfadaha xilli hore ee carruurtu waa aasaaska awoodahooga mustaqbalka.

Qorista/akhriska waa hal tusaale sida waayo-aragnimada xilli hore ee Fatima u taageeri doonto barashada mustaqbalka. Shaxanka sare wuxuu muujinayaa sida dhabbaaha Fatima u martay qorista/akhriska ku bilaabantay dhallaanimo. Intii Fatima ku dayanaysay ee ay hore iyo gadaad ugu hadaaqaysay qoyskeeda, waxay diyaarinaysay inay barato luuqadda.

Dhawrka sano ee xiga, Fatima waxay dhisi doontaa eray-bixin si ay u sharraxdo waayo-aragnimadeeda. Waxay sharxi doontaa aragtideeda, su’aalo waydiin doontaa, oo xiitaa samayn doontaa dalabaad. Waxay yeelan habdhaqan aad u kakan, maskaxdeedu waxay mari isbeddello u dhigmo.

Waayo-aragnimada xilliga hore ee caruurtu waxay qaabaysaa maskaxdooda iyo habdhaqankooda. Waayo-aragnimadan waxay gacan ka gaysataa diyaar-u-ahaanshaha dugsiga marka ilmuhu uu 2,000 oo maalmood jiro.

 

In this module, we have learned that everyday moments contribute to children’s learning. As with Fatima, children’s early skills are the foundation for their later abilities.

Literacy is one example of how Fatima’s early experiences will support later learning. The diagram above shows how Fatima’s path to literacy begins in infancy. As Fatima imitates and coos back and forth with her loved ones, she’s preparing to learn language.

Over the next few years, Fatima will build a vocabulary to describe her experiences. She’ll express her thoughts, ask questions, and even make demands. And as she develops more complex behaviors, her brain will undergo corresponding changes.

Children’s early experiences shape their brain and behavior. These experiences contribute to school readiness when a child is 2,000 days old.

  • Dhibaato xallinta
    taageerada daryeele uu siiyo ilme si uu uga caawiyo kasbashada in ka badan intii uu awoodi lahaa inuu kasbado kalidii
    Hadalka dhallaanku ku waajahan
    heer cod oo gaar ah iyo qaabka hadalka la isticmaalo la hadalka carruurta yaryar. Sidoo kale waxa loo yaqaan la hadalka dhallaanka
    Ku dayasho
    u-fiirsiga iyagoo soo guurinaya habdhaqan
    Macaamillada gadaal iyo hore ama ku xidhan
    Isdhaafsiga uu daryeele jawaabihiisa ku aaddan habdhaqanka ilmaha