Caruurtu Waxay Ku Bartaan Ku Dayasho

Kahor dhallaanku intayna hadal sidoo kale waxay noo sheegaan wax badan oo kusaabsan waxa ay yaqaanaan iyagoo adeeganaya ku dayasho. Ku dayasho waa awoodda ku barashada habdhaqanada iyadoo loo fiirsanayo ficillada dadka kale. Waa geem bulsho oo carruurtu ay jecel yihiin inay ciyaaraan. Sidoo kale waa qaab muhiim ah oo dhallaanku ku barto wax kusaabsan wax kasta ka soo bilaw sida tooygu u shaqeeyo ilaa caadooyinka bulsho, sida qaabka loo dhaqmo laybareeriga.

Caruur waxay si fiican ugu bartaan ku dayasho wixii ka dambeeya dhallaanimada. Sawirrada, 3 jir ayaa daawada marka hooyadii iska yeelyeelayso inay goosanayso qayb ah pizza-ha ciyaar-ciyaarta. Ilmuhu markaas wuxuu ku dayanayaa ficilkaas. Iyadoo la adeegsanayo ku dayasho, caruurtu waxay ku xidhmaan saaxiibadooda bulshada. Waxay bartaan in dadka kale “iyagoo kale yihiin.”

Ku dayashadu waa qayb muhiim ah macaamillada xilli hore sababtoo ah waxay u saamaxdaa carruurtu inay la abaabulaan ficillada qof kale. Caruurta yaryar waxay aad ugu dhaw yihiin inay ku daydaan qaanqaarka dareen ahaan jooga. Tan waxay ku gudbin karaan indho-ka-eegis, muuqaal weji oo soodhawayn leh, iyo ka jawaabis ficillada ilmaha.

Before infants can talk they also tell us a lot about what they know through imitation. Imitation is the ability to learn behaviors by observing other people’s actions. It is a social game that children love to play. It’s also an important way for infants to learn about everything from how a toy works to social norms, like how to behave in a library.

Children learn through imitation well beyond infancy. In the photos, a 3-year-old watches as her mother pretends to take a bite out of a piece of play pizza. The child then imitates the same action. Through imitation, children make a connection with their social partners. They learn that others are “like them.”

Imitation is a key part of early interactions because it allows children to coordinate actions with another person. Young children are more likely to imitate adults who are emotionally available. They can signal this with eye contact, a welcoming facial expression, and by responding to the child’s actions.

  • Dhibaato xallinta
    taageerada daryeele uu siiyo ilme si uu uga caawiyo kasbashada in ka badan intii uu awoodi lahaa inuu kasbado kalidii
    Hadalka dhallaanku ku waajahan
    heer cod oo gaar ah iyo qaabka hadalka la isticmaalo la hadalka carruurta yaryar. Sidoo kale waxa loo yaqaan la hadalka dhallaanka
    Ku dayasho
    u-fiirsiga iyagoo soo guurinaya habdhaqan
    Macaamillada gadaal iyo hore ama ku xidhan
    Isdhaafsiga uu daryeele jawaabihiisa ku aaddan habdhaqanka ilmaha