Cabbirista Bey’adaha Barasho

Hadda oo aad baratay sifooyinka muhiimka ah ee is dhexgalka, aan dib u booqano fiidiyowga ee bilowga qeybta. Bogga xiga, dib u daawo fiiyowyada daryeel bixiyayaasha iyo carruurta ku hadleysa luuqadaha kala duwan.

Qor sifooyinka macaamilka ee shiishka saaraya ficillada caruurta iyo sidoo kale qaangaarka. Xasuusnaw in macaamillada tayada sare ayna khasab ahayn inay kujirto sifo kastaa! Fiiri haddii aad ogaato wax aanad hadda kahor ogaanin. Qoraaladaadu waxa dhici karta inay muujiyaan qaar kamid ah u-fiirsashooyinka iyo dabbaakhadaha aad hore u isticmaashay. Laakiin sidoo kale waxa dhici karta inay ku siiyaan fahamyo iyo aragtiyo cusub.

Sidoo kale waxaad malayn kartaa waxa dadka doorarka kale ay dareen ugu yeelan karaan goobahan. Muxuu macalinku arki lahaa? Waalid? Bixiyaha daryeelka ilmuhu?

Fiiri fiidyowyada inta aa doonto si ay kaaga caawiyaan inaad u fekerto qaabab kale ugu fiirsato.

Now that you learned about the key features of quality interactions, let’s revisit the videos from the beginning of the module. On the next page, rewatch the videos of the caregivers and children speaking in different languages.

Note features of the interaction that focus on the children’s actions as well as the adults’. Keep in mind that high-quality interactions do not have to include every feature! See if you notice anything you hadn’t noticed before. Your notes may reflect some of the observations and practices you already use. But they may also give you new insights or perspectives.

You can also imagine what people in other roles might pay attention to in these scenes. What would a teacher observe? A parent? A childcare provider?

Watch the videos as many times as you like to help you think of different ways to observe.

  • Dhibaato xallinta
    taageerada daryeele uu siiyo ilme si uu uga caawiyo kasbashada in ka badan intii uu awoodi lahaa inuu kasbado kalidii
    Hadalka dhallaanku ku waajahan
    heer cod oo gaar ah iyo qaabka hadalka la isticmaalo la hadalka carruurta yaryar. Sidoo kale waxa loo yaqaan la hadalka dhallaanka
    Ku dayasho
    u-fiirsiga iyagoo soo guurinaya habdhaqan
    Macaamillada gadaal iyo hore ama ku xidhan
    Isdhaafsiga uu daryeele jawaabihiisa ku aaddan habdhaqanka ilmaha